Waxaa la aqristay: 862 Jeer.
Muxuu Maamulka Somaliland ka yiri ka qeybgalka Shirka London ?.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee W/galbeed ee dalka Somalia, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta hadal kooban ka soo saaray Aragtida Xukuumadiisa ee ku aadan Ka-qeybgalka Shirweynaha looga hadli doono Arrimaha Somalia ee lagu madalsan yahay inuu bilowga bisha May ka furmo caasimadda dalka Britain ee London.
Madaxweynaha oo Suxufiyiinta kula hadlay Madaarka Hargeysa, ka hor inta uusan u dhoofin dalka Turkiga ayaa carrabka ku dhuftay inuu Maamulkiisa ka qeyb-geli doono Shirka London iyo Kulan kasta oo dan ugu jirto Somaliland
Si kastaba ha ahaatee, Dowladaha Somalia iyo Britain ayaa Shir gudoomin doono kulanka London, iyadoo Dowladda Turkina qeyb ka tahay Shir gudoonka kulanka London.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
sibiq yayna kugu galin. sxb somaliland kaftan iyo ciyaar maahan ,waxay leedahay ciidan kamida ciidamada geeska africa ugu awooda badan taas oo laisma waydiiyaan ka dhigaysaa dufaaca dalkeeda iyo ilaalinta xuduudaheeda,
marka nin hurdo ka soo kacay iyo nin wareersan toona loo joojin maayo
madaxwaynaha jamhuurida Somaliland, waxa uu sheegay in Somaliland awoodeedu tahay mid ku filan difaaca qaranimadeeda “Difaacid haddii ay noqotana dawladda Somaliland way leedahay ciidan ku filan, hub ku filan iyo dad ku filan oo dalkooda difaaca, markii horena xoriyadeeda bilaash laguma siin ee xoog iyo gacan ayay kula soo noqotay”
MARKII USA AY XOREYNEYSAY WADANKA SNM WAXAY FADHIYEEN XARSHIN MARKA REER HAYGEYSA HA OGAADEEN MEEL AY XOREYSTEEN INAYSAN JIRIN EE WAA U DAN INAY SOOMALIWEYN WAX LA QAYBSATO