HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Wednesday, December 5, 2012 - 11:14:07
Waxaa la aqristay: 660 Jeer.

Mourinho “Fifa Ballon d’Or waa la bixiyay”

Waxaa Qoray:


Tababare Jose Mourinho ayaa aaminsan in Lionel Messi horey loogu go’aamiyay in uu qaato abaal marinta Fifa Ballon d’Or isagoona dhinac kale meesha ka saaray in uu kooxdiisa ka tagi doono.

Real Madrid macalinkeeda ayaa shaagey in ku guuleestaha abaal marinta Fifa Ballon d’Or horey loo go’aamiyay tasoo uu la jeeday in madaxda kubada cagata ay si hoose ugu abaabuleen Lionel Messi.

Kadib kulankii Madrid’s 4-1 ee xalay Champions League ugu adkaatay Ajax Mourinho ayaa ku hadaqay ” Ballon d’Or horey ayaa loo dhiibay uu ula jeedo Messi”

“hadii gudoonka sare ee xiriirka kubada cagata eey go’aan iska gaaraan , ma jirto wax kaloo kuu banan”

Dhinaca kale daafaca kooxdiisa Ramos ayaa ku dhiiri galiyay Mou in kooxda Real Madrid eey tariq u tahay sii joogitankiisa .
.

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale