HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 19:06:37
Waxaa la aqristay: 449 Jeer.

Mourinho boos ugama banana kooxda Man City

Waxaa Qoray:


Kooxda Manchester City ayaa meesha ka saaratay suurta galnimada uu José Mourinho ku noqon karo macalinkeeda cusub.

Majalada Daily Mirror ayaa qortay “kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League ma u bahnaan doonta macalinka reer Portugal si loogu badalo Roberto Mancini”

Saraakiishii hore ee kooxda Barcelona Ferran Soriano iyo Txiki Begiristain oo hada ka mid ah maamulka kooxda City ayaa qiray in macalinka Madrid uusan boos ka heli doonin kooxda Eastlands.

Jose ugama banana boos Manchester City ” sidaa waxaa ogaatay Mirror ” waa hadii Mancini uu ku hogaamiyo kooxda Sky Blue horyaalka markiii labaad oo xiriir ah .

Si walbaba macalinkaan hada maamula Real Madrid ayaa la hadal haya in uu dib ugu noqon doon bisha June horyaalka Premier League

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale