Waxaa la aqristay: 591 Jeer.
Milkiilaha Chelsea oo mushaar dhan £18 million u balanqaaday inuu sannadkii siin doono Guardiola
Waxaa Qoray: Mohamed Abdulle Hassan "Siidi"

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa balanqaad sannadkii inuu mushaar ahaan u siin doono £18 million tababarihii hore ee kooxda Barcelona Pep Guardiola.
Milkiilaha dabeecadaha xun ee kooxda Chelsea ayaa doonaya inuu indha sarcaadiyo tababarha ugu kibirka badan caalamka, taasoo laga yaabo inuu Pep soo caga dhigto.
Roman Abramovich waxaa uu doonayaa inuu ka dhigo tababarha ugu mushaarka badan caalamka si uu xili ciyaareedka danbe ugu soo wareego.
Laakin waxaa caqabad ku ah milkiilahan iyadoo Guardiola uu dalab rasmi ah ka helay Bayern Munich, Manchester United iyo Manchester City oo la isku halayn karo isla markaana ilaalin kara sharafkiisa halka Chelsea milkiilahiisa aan wax dulqaad ah lahayn.
Abramovich ayaa usoo bandhigi doona £54milyan muddo sedex sanno gudahooda ah taasoo laba jibaar ka badan inta uu qaato Sir Alex Ferguson ay noqon doonto.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
食事制限が必要な方々に、もっと楽しく健康的な食事をお届けするために、栄養士が商品を開発し、直接届け、カウンセリングをご自宅で行うという最高品質のサービスを提供しております数多く在籍する、経験豊富な信頼できる栄養士たち。全国6,000を超える医療機関とのネットワーク。
オメガコピー http://www.kopi-brand.com/
nacala kuyaaalka anileee hal milyan muu igu sadaqeysto gaaalka