HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 17:42:03
Waxaa la aqristay: 766 Jeer.

MIKE TYSON oo sheegay in Brad Pitt uu gogol dhaaf ku sameeyay xaaskeykii hore

Waxaa Qoray:


Feeryahankii hore ee Mareykanka Mike Tyson ayaa waxa uu ku andacooday in xaaskiisii hore Robin Givens inay gogol dhaaf la sameysay jilaa caanka ah Brad Pitt.

Feer yahan miisaanka culus ayaa US Radio mar uu ka hadlaayay ku sheegay in Prad uu gogol ku sameeyay xaaskiisa hore Robin Givens sanadahii sideetameeyadii, xilligaas oo uu socday furiinkoodii.

Robin Givens oo aheyd jilaa iyo model iyadoo ay waqtigaas ay ahayd waqtiyadii ay soo caan baxaysay, dhanka kale illaa iyo hadda lama oga waxay ay ka dhihi doontaa Angelina Jolie oo ah lammaanaha Brad.

Sawirkaan waa Brad Pitt iyo xaaskiisa Angelina Jolie

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale