HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, February 12, 2013 - 11:34:06
Waxaa la aqristay: 416 Jeer.

Midowga Yurub oo ka fakaraaya Istiraatiijiyada Somalia

Waxaa Qoray:

979

Midowga Yurub ayaa sheegay in xilligaani ay ka fakirayan sidii Somalia ay uga gudbi lahay dhibaatooyinkii 21-sano ku soo habsaday, iyo Istiraatijiyada ay yeelan doonto Somalia

Madaxweynaha  Golaha Yurub Mr Herman Van Rompuy oo ka hadlaayay Shir ay uga arinsanaayen amaanka iyo horumarka Somalia sheegay in Golaga Midowga looga baahanyahay inay ka tashtaan Istiraatijiyada Somalia waxa uuna sheegay in Somalia ay u baahantahay in laga dhiso dhanka Siyaasadda,Dhaqaalaha,amaanka, taasina iminka ay ku howlan yihiin Dowlado ay kamid tahay Mareykan iyo Britain sida uu ka sheegay shirka Mr Herman

Sidoo kale Mr Herman Van Rompuy madaxa Ururka ayaa caalamka gaar ahaan inta daneysa Somalia ugu baaqay inay ka arinsadaan ka qaadista Xayiraada Hubka, waxa uuna sheegay inay jiraan Dowlado fangareynaaya Argagixisada Somalia kuwaasoo la la xiriirinaaya inay ka soo horjeedan Nabad ka dhalato Dalka Somalia ayuu yiri Herman

Sidoo kale kulanka Golaha ayaa looga hadlay in Somalia xilligaani ay saarantahay wadadii saxda ahayd balse loo baahanyahay in la mideeyo Siyaasiyiinta Somalia gaar ahaan kuwa kasoo kala jeeda Somaliland,Buntland iyo kuwa iminka haaya Xukuumadda Somalia oo uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xassan Sheikh

130208160818_eu_budget_304x171_gettyimages_nocreditKulanka oo ahaa mid Golaha Midowga Yurub ay uga arinsanaayen Kaalinta kaga aadan Ururka Somalia ayaa waxaa diirada lagu saaray xalinta Khilaafaadka Maamul goboleedyada iyo Xayiraada hubka halka sidoo kale looga hadlay kulankaasi Kobcinta Siyaasadad,dhaqaalaha,amaanka waxa uuna kulanka kusoo idlaaday Qodobo ku meel-gaar u ahaan doona Golaha inta ay mar kale isugu soo laabanaayan Kulanka oo ahaan doona mid sii socon doona.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “Midowga Yurub oo ka fakaraaya Istiraatiijiyada Somalia”

  1. When I first saw this title Midowga Yurub oo ka fakaraaya Istiraatiijiyada Somalia | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. This is getting a bit more subjective, but I much prefer the Zune Marketplace. The interface is colorful, has more flair, and some cool features like Mixview’ that let you quickly see related albums, songs, or other users related to what you’re listening to. Clicking on one of those will center on that item, and another set of “neighbors” will come into view, allowing you to navigate around exploring by similar artists, songs, or users. Speaking of users, the Zune “Social” is also great fun, letting you find others with shared tastes and becoming friends with them. You then can listen to a playlist created based on an amalgamation of what all your friends are listening to, which is also enjoyable. Those concerned with privacy will be relieved to know you can prevent the public from seeing your personal listening habits if you so choose.

  2. buy imitrex

    nt0f85 Great blog post.Really looking forward to read more. Great.

  3. daacad

    kkkkkkkk 1991 ilaa 2006 yurub ayaa wdankeena dhibaato kuhaysay khayraadkeenii daldalatay bdaeena qashin kushubtay ayago adeegsanaya kuwa caada qaata yaal ah markii aa naba helnay waxay dheheen nabad aan reer galbeedku keenin nabad mahan waxay hadana adeegsadeen cabdilahi yusuf maraykan iyo ingiriis baa ciidamo salibiyiin ah itobhian wadanka keenay 3000 oo samali ahbay xasuuqeen
    alcamuum waa laga adkaday itobhiankii kadib hadana qorshe kle ayay dageen si somalia aysan ayahooda uga tashan waxay hada adeegsadeen caada qate una saxiixay in ciidamo galo wadanka lakeeno 1000 oo somali baa hadana tangiga galad ku dhamatay war dadoow ugaada rabi wuxuu yiri gaaladu waa cadawgiina markii aad kheyr heshaan waa ka naxaan marki ay masiibo idin hesho way ku farxaan war dadoow aduunyo waa laba mlin waryaan galada ehel laga dhigan war walahi manta hadii madaxwaynaha somalia uu yiraa anku umad islambaanahy sharecada baan ku dhaqmaynaa way ladaglayaan asaga war gaaladu waxay ldagshantahy kitabka alle war labada dhinac waa cadahay kan cadawga jidka alle waa sx kan haydana waa qalad wabilahi towfiiq

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale