Waxaa la aqristay: 306 Jeer.
Michel Platini “waa qaali Goal-line Technology “
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Madaxweynaha xiriirka qaarada yurub ee UEFA Michel Platini ayaa wax laga fiican yahay ku tilmaamay qorshaha lagu bilaabayo isticmaalka aalada Goal-line Technology oo kuu sheegay in ay tahay mid qaali ah .
“Arinta ku xiritaanka ee Champions League ama Europe League wa arin waqti qaadan doonta ugu badnaan 5 sano,waxaana ku bixin doonta 50 milion oo euro marka soo kama wacnaan laheyn in aan u isticmaalno lacagtaas wax kale ayuu yiri Michel Platini.
“Waxaan qabaa in ay muhiim tahay in la xoojiyo arinta ku aadan in garsoore la istaajiyo goosha afkeeda loona xiro wax yaabo araga kordhiya ,laakin wax labadii sanaba mar dhaca ma,ahan in aan qarashkaas ku bixino ayuu yiri
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Fantastic beat ! I wish to apprentice while you amend your site, how could i subscribe for a blog website? The account helped me a acceptable deal. I had been a little bit acquainted of this your broadcast offered bright clear concept
So, become a part of the users of e-bikes, which themselves produce no emissions. Any custom battery you desire.
I enjoy the efforts you have put in this, thankyou for all the great content .
I have been absent for a while, but now I remember why I used to love this site. Thank you, I’ll try and check back more often. How frequently you update your site?
I actually liked your submit.Substantially thanks all over again. Fantastic.