HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, February 12, 2013 - 08:04:06
Waxaa la aqristay: 689 Jeer.

Micheal Carrick” waxaan ubaahnahay sadex ciyaariyahan oo joojisa Ronaldo”

Waxaa Qoray:

ron vs crickXidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Micheal Carrick ayaa sheegay in kooxdiisa United ay ubaahan tahay in ay sadex ciyaariyahan uxil saartay in ay joojiyaan weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo.

Ka hor kulanka habeen dambe Micheal Carrick ayaa aaminsan in Ronaldo uu yahay mucjso ayna adag tahay in la celiyo dhaq dhaqaaqiisa ,waxaana uu qiray United ay waajib ku tahay in ay hesho labo ilaa sadex joojiye oo ugaar ah Ronaldo.

Kubbad sameeyahay United ayaa aaminsan in hadii la joojiyo Ronaldo ay la mid tahay in la joojiyay Madrid oo dhan ,waxaana uu wax iska fudud ka soo qaaday ciyaartooyda kale ee kooxda Real Madrid.

“Qof walba ayaa xasuusan doona Ronaldo ,waxaan ogahay in uu yahay mucjso waana muhiim in aan yeelanaa sadex qof oo isaga ugaar ah ayuu Micheal Carrick usheegay The Sun.

31 jirka United ayaa aaminsan in kulanka Real Madrid iyo Man United uu noqon doono mid goolal badan la iska dhaliyo.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

2 Comments for “Micheal Carrick” waxaan ubaahnahay sadex ciyaariyahan oo joojisa Ronaldo””

  1. When I first saw this title Micheal Carrick” waxaan ubaahnahay sadex ciyaariyahan oo joojisa Ronaldo” | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Hello there! I know this is kinda off topic however , I’d figured I’d ask. Would you be interested in exchanging links or maybe guest authoring a blog article or vice-versa? My site addresses a lot of the same subjects as yours and I feel we could greatly benefit from each other. If you’re interested feel free to shoot me an email. I look forward to hearing from you! Wonderful blog by the way!

  2. red devills

    k.k.k.k. ronaldo waxa ku fillan oo keli ah wiilka dada yar ee reer brazil ee rafael de zilva … sadex qof iyo waxaas mahee isaga ayaa ku fillan !!

    manufc

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale