HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, December 11, 2012 - 02:43:56
Waxaa la aqristay: 388 Jeer.

Meydka marxuumka Cismaan Axmed Rooble oo loo duulin doono magaalada Muqdisho, Taariikhdiisa oo kooban!!

Waxaa Qoray:


Marxuumku isagoo dhallinyar wuxu qayb libaax ka soo qaatay halgankii gobanimo doonka Soomaaliyeed; dowladdii daakhiliyada wuxu ka noqday wasiirka maaliyadda; sannadkii lixdankii markii ay dhalatay dowlad Soomaaliyeed wuxu noqday xildhibaan laga soo doortay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe; labadii doorasho ee xigtayna waxa laga soo doortay Degmada Aadan Yabaal ee isla Gobolka Shabeellaha Dhexe. Marxuumku xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen wuxu ka noqday Wasiiru Dowlaha Shaqaalaha halka uu xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Maxamed Ibraahim Cigaal ee kacaanku uu ku dhashay uu ka noqday wasiirka Gaadiidka.

Marxuum Cismaan Axmed Rooble wuxu ahaa gancasade weyn oo caan ka ah dalka Soomaaliya iyo dunida kaleba taasoo sababtay inuu noqdo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed sannadihii siddeetamaadkii. Marxuumku wuxu kaloo caan ku ahaa u ololeynta nabadda iyo samafalka.

Mas’uuliyiinta tacsida diray ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu Jannadii fardowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, eheladii, askaabtii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed. AAMIIN.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “Meydka marxuumka Cismaan Axmed Rooble oo loo duulin doono magaalada Muqdisho, Taariikhdiisa oo kooban!!”

  1. Outstanding post, you have pointed out some good points , I as well conceive this s a very great website.

  2. I lived in Chiang Mai for any handful of months and stayed at Minor Bird and next doorway in apartments. Nok and Keng are a number of the friendliest folks that I met on my travels. They are so helpful and welcoming as well as the hostel is incredible!! I met hundreds of individuals that stayed at minimal bird during the class of my stay in Chiang Mai and I didn’t discover one man or woman that didn’t really like it!! If your in Chiang Mai you cannot beat little bird on price, cleanliness, friendliness, location and exciting! STAY THERE!!

  3. I believe when a larger number of people thought about it in the same way you do, they could have a much better time getting the concept for this site.

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale