1: Saturday, December 8, 2012 - 14:59:51
2: 441 Jeer.

Messi oo diyaar u ah in uu Jabiyo Rikoorka Muller

Waxaa Qoray:


Laacibka aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa la sheegay in uu diyaar uyahay kulanka ay kooxdiisu bari la ciyaari doonto kooxda Real Betis .

Tababaraha Barcelona Tito Vilonova ayaa ka cabsi qaba kooxda Real Betis taas oo dhowaan ka adkaatay Real Madrid waxaana uu aaminsanahay in Messi la,aantiis aysan kooxdiisu badin karin.

Messi ayaa ku sugan qeybta jimicsiga ee xarunta tababarka ee Lamasia waxaana uu halkaas ku sameynayaa tababar gaar ah ,waxaana loo badinaya in uu bari ciyaari doono.

Laacibkaan oo dhaawac uu ka soo gaaray kulankii Benfica ee Champions League ayaa udhow in uu jabiyo rikoorka Muller ,waxaana xitaa hadii uusan ciyaarin kulanka bari uu heystaa dhowr fursadood oo kale .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale