1: Thursday, January 3, 2013 - 08:17:06
2: 177 Jeer.

Mathieu Debuchy oo caafimaadka umaray Newcastle

:

debchuchy
Daaficii kooxda Lille Mathieu Debuchy ayaa caafimadka umaray kooxda Newcastle ee wadanka Ingriiska iyadoo uu ka soo muuqday kulankii xalay ee kooxdiisu la ciyaartay kooxda Everton.

Ninkaan ayaa ka soo guuray France waxaana uu dawanayay kulankii xalay dhamaadkii ciyaarta ayuuna macalinka Newcastle Alan Pardew xaqiijiyay in ay soo iibsadeen xidiga xulka France.

Waxaan rajeynayaa in uu noqon doono Baines-ka Newcastle waana hormar in an soo qaadno xidig boos joogta ah ka heystay koobkii qaramada yurub ayuu yiri Alan Pardew.

 

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

Log in | Designed by Jimcale