Waxaa la aqristay: 777 Jeer.
Marka aad Gocoto ma il-meyn lahayd illin dhiig ah !!
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Waa arrin mucjisa ah Gabadhaani waxa ay jirtaa 20-Sanno waxa ayna u dhalatay Dalka Masar , sida laga soo xigtay wargeys kasoo baxa dalka Masar waa gabar marka ay Gocoto il-meysa illin Dhiig ah taasoo ay wax ka qaban waayen dhaqaatiirta dalkaasi Masar
Ehelka dhalay gabadha ayaa xaqiijiyay in Gabadhooda ay tahay mid aad u gocosho badan waxa ayna sheegen inay ku dhalatay illinta Dhiiga ah, Hooyo Israa oo ah Hooyada dhashay gabadhadda ayaa cadeysay in Gabadha laga ilaaliyo carada iyo buuqa taasoo ay ku sheegtay inay tahay gabar gucasho badan islamarkaana il-meyneysa illin dhiig ah
Si kastaba ha ahaatee gabadhaasi ayaa lagu sheegay inay tahay Gabar carabadan waxa ayna inta badan ku mashquusha Raacashada Daraasooyinka si ay isaga ilaaliso caro ka keeta ilin dhiig ah
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
