1: Thursday, January 3, 2013 - 08:06:54
2: 1,712 Jeer.

Mario Bollateli walaashiis oo uur loo yeelay ,(Yaa uureeyay)

Waxaa Qoray:

mario and sister
Waxaa tahay waa lagaa yahay hadii uu Mario Bollateli uurkii ku inkiray Raffaella Fico oo uu gadaal ka aqbalay markaan waxaa la uureeyay walaashiis.

Sida ay ku soo warameyso jariirada ‘Diva e Donna’ ee ka soo baxda wadanka Talyaaniga gabadha la dhalatay Super Mario ee lagu magacabo Abigail Barwuah ayaa xaamilo ah waxaana ay uur uleedahay laacibkii hore ee wadanka Nigeria Obafemi Martins.

Gabadhaan ayaa afkeeda ka qiratay in ay uur leedahay iyadoo sheegtay in wiilka caloosheeda ku jiro uu hada cuslaaday ayna ku faraxsan tahay hadiyadaas.

Xidigii hore ee kooxaha Inter, Newcastle United, Vfl Wolfsburg, Rubin Kazan, iyo Birmingham City Obafemi Martins oo hada uciyaara kooxda Levante ee wadanka Spain ayaan wali ka hadlin arintaan iyadoo sidoo kale war laga sugaayo Mario Bollateli.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale