HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, March 9, 2013 - 15:25:10
Waxaa la aqristay: 609 Jeer.

Mancini : Rooney oo Man City ku soo biira waa ….

Waxaa Qoray:

rooney kkk
Manchester City macalinkooda Roberto Mancini ayaa aaminsan in xidiga ay City bartilmaameedsaneyso ee Wayne Rooney uu sii joogayo garoonka Old Trafford ka .

Mancini ayaa sheeko waqti ubaahan ku tilmaamay in Wayne uu xirto maaliyada City “waxey noqon laheyd waxa ugu weyn ee taagerayasha City arkaan laakin waa sheeko waqti badan ubaahan”

Mancini ayaa sheegay in uu ogyahay in Rooney uu xaqnaaqsan yahay “wa ay adagtahay bixista ciyaaryahankaan, waan fahansanahay in rooney ay dhibeyso in uusan ciyaarin kulan walba balse tani waa ay dhacday

Tababare Mancini ayaa sheegay in kooxdiisa iyo kooxaha kale ee Ingriisku ay ku saxan yihiin ay dalbadaan Rooney “badanaa xidigaha Ingriisku ma jecla in ay dibada ka soo ciyaaraan marka taas ayaa ah sababta na dhiiri galineysa dhamanteen .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale