HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Saturday, December 8, 2012 - 08:05:35
Waxaa la aqristay: 723 Jeer.

Mancini oo eedeeyay Young iyo Ferguson oo ka walaacsan rigoorooyinka City ku hesho gurigeeda

Waxaa Qoray:


Sir Alex Ferguson iyo Roberto Mancini ayaa labaduba ka walaacsan in go,aanka garsoorayaashu uu sababi Karo is badal ku yimaada natiijada ciyaarta Manchester Derby ee bari.

Macalinka kooxda Man City Roberto Mancini ayaa ku eedayay laacibka Man United Ashley Young in uu dabaasho oo uu is tuuro markii uu usoo dhowaado diilinta ganaaxa si kooxdiisa rigoore loogu dhigo .

Hogaamiyaha United Sir Alex Ferguson ayaa isna ka walaacsan in City ay rigoore hesho badanaa waqtiga ay ku ciyaarreyso gurigeeda ,madamaa City loo dhigay 20 rigoore inta u dhaxeysay 2010-11,waxaana ay 13 ka mid ah ku heshay gurigeeda halka United ay heshay 9 rigoore .

“Waa nin is tuur tuura Young si uu kooxdiisa ugu raadiyo rigoore ayuu yiri tababaraha Man City Roberto Mancini.

Waxaa Qoray
Ian Ladyman
Daily Mail

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale