Waxaa la aqristay: 487 Jeer.
Manchester United oo udhaqaaqday kabtanka Real Madrid Iker Casillas
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Kooxda Manchester United ayaa udhaqaqday saxiixa gool hayaha kooxda Real Madrid Iker Casillas iyadoo dalabkaas lagu tilmaamay mid la yaableh .
The Red Devills ayaa ubaahan kubbad joojiye wanaagsan kadib markii uu David De Gea ku dhacay in uu ka soo baxo booskiisa.
Sida ay qortay The Express United ayaa u aragta gool hayahan badal sax ah waxaana taas lagayaba in ay sahasho Real Madrid oo iyaduna xiiso uqabta goolhaye De Gea.
In uu Iker Casillas ka tago garoonka Bernabeu ma,ahan wax fudud laakiiin khilaafka kala dhaxeeya Mourinho ayaa u eg mid ay ka faa’iideysan karto United.
United ayaa sidoo kale lala xiririnaya goolhaye reer Spain ee Pepe Reina kaas oo lagayabo in uu ka tago Liverpool .
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Wa sax tas