1: Wednesday, December 12, 2012 - 08:55:03
2: 527 Jeer.

Manchester United oo ku biirtay loolanka Walcott

Waxaa Qoray:


Manchester United ayaa ku soo biirtay loolanka looga jiro ciyaariyahan Theo Walcott oo ay wali kooxdiisa heshiika isku mari la’ yihiin .

Theo Walcott aya laga yabaa in uu maro wadadii uu maray Robin van Persie kasoo ku biiray garoonka Old Trafford bishii August. Maadama ciyaaryahankan uu heshiikiisu dhici doono dhmaadka xili ciyaaredkaani .

Sportsmail ayaa ogatay hadii Walcott uu ka tagaayo Arsenal, in dooqiisa koowad uu ka dhigan doono ku biiritaanka kooxda United.

Walcott ayaa diidan in uu saxiixo hashiis dhan shan sano balse xidigan wali wada hadal toos ah kooxdiisa lama galin tan iyo bishii August

United ayaan sheegin qiimaha ay ku rabto laacibkaan ,laakin tababare Ferguson ayaa ku kalsoon in uu saxiixa laacibkaan ku garaci karo kooxaha Chelsea ,City iyo Liverpool.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale