1: Wednesday, December 12, 2012 - 12:39:15
2: 118 Jeer.

Manchester City oo hor marineysa xiisaha ay uqabto daafaca PSG Mamadou Sakho

Waxaa Qoray:


Kooxda Manchester City ayaa udhaaqday in ay kordhiso qorshaha ay kula soo saxiixaneyso laacibka daafaca ka ciyaara ee kooxda PSG Mamadou Sakho.

22 jirkjaan ayaa muhiim ka aheyn kooxda PSG tan iyo markii ay kooxda reer France soo iibsatay laackibka wadanka Brazil Thiago Silva.

City ayaa wakiiladeeda ushegtay in ay la hadlaan wakilka laacibkaan waxaana wax yaabaha laga wada hadli doono ka mid ah qiimaha uu ninkaan asbuucii ka qaadan doono garoonka Etihad.

Ujeeda Man City ee laacibkaan ayaa ah in uu liito qaab difaaceedka daafaca England Joleon Lescott,kaas oo bisha soo aadan lagu wado in uu ku biro kooxdisii hore ee Everton.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale