Waxaa la aqristay: 700 Jeer.
Man United oo ku soo biirtay loolanka Marouane Fellaini
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramaya in ay toos ugu soo biirray loolanka laacibka khadka dhexe ee kooxda Everton Marouane Fellaini.
Manchester Evening News ayaa soo daabacday in tababare Ferguson uu ku kalsoon yahay in uu kooxda Chelsea ku garaaci karo saxiixa laacibkan madaama ay saaxiibo yihiin macalinka Everton David Moyes.
United ayaa ogaatay in 20 milion lagu heli karo laacibkaan waxaana ay taasi saamexeysa in uu noqdo badalka Paul Scholes .
Chelsea ayaa ah kooxda ugu badan ee la xirirtay laacibka Belgium laakin loolanka cusub ee United ayaa dhabar jab ku ah The Blues.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Flaini wa lacibka an ku badalan karno frank lampard