Waxaa la aqristay: 595 Jeer.
Man United oo Henriquez amaah ugu dirtay Wigan
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Kooxda Manchester United ayaa amaah ku bixisay laacibkeeda weerarka Angelo Henriquez kaaas oo amah loo siiyay kooxda Wigan.
Xidiga wadanka Chile ayey kooxda United kasoo qaadatay kooxda Universidad de Chile xagaagan waxana uu amah ugu ciyaari doonaa kooxda Latics lagu naaneyso mudo lix bilood ah
Tababaraha Wigan Roberto Martinez ayaa sheegay in 18 jirkan uu lee yahay tayo wanaagsan isagoo qiray in uu la dhacay qaabka uu ku soo bandhigay xerada Carrington.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨