Waxaa la aqristay: 1,306 Jeer.
Man United oo ay waajib ku tahay iibka Nani hadii..
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Sida ay ku soo warameyso jariirada Manchester Evening News tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Fergusomn ayaa bisha January soo qaadan doona labo xidig oo khadka dhex ah ,waxaana uu lumin doonaa Nani.
Si uu usoo iibsado ninka khadka dhexe ee kooxda Celtic Victor Wanyama iyo laacibka garabka ee kooxda Porto James Rodriguez ayuu tababare Ferguson ku qasban yahay in uu bisha January suuqa dhigo Nani .
Xidiga Portugal ayaa bartilmaameed u ah kooxaha Juventus iyo Arsenal ,laakin United ayaa dooneysa in ay laacibkaan ku lumiso aduun dhan £20milion oo gani,taas oo ka dhigi karto in uu ciyaariyahanku baaro .
Madaxa sahanka ee qaarada yurub ee kooxda Manchester United Martin Ferguson ayaa dawanayay ciyaartii Celtic iyo Barcelona ee Champions League waxaana uu eegayay dhaq dhaqaaqa laacibka reer Kenya Wanyama,halka xidiga Colombia James Rodriguez oo lagu naaneyso new Cristiano Ronaldo uu yahay dooq dhameystiran .
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
Many thanks for a very useful web site. Where else could I get that sort of advice written in such a perfect means? I have a goal that I am simply now operating on, and I have been searching for such information.
good aad baan usoo dhawayanayaa in NANi nalaga dirro maxaa yeelaay waa wuul aad u niiko badan !!
manufc