HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Wednesday, January 30, 2013 - 00:54:20
Waxaa la aqristay: 250 Jeer.

Man City oo Taako kala kulantay QPR

Waxaa Qoray:

city vs qpr
Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingriiska ee Manchester City ayaa cawa taako kala kulantay kooxda QPR ciyaar ka dhacday London.

Kooxda Harry Redknapp ayaa la soo baxday awood dheeri iyagoo weeraro aan kala harlaheyn ku qaaday goosha Man City .

Silva ayaa ahaa ninka ugu dhaq dhaqaaqa badan dhanka kooxda Man City waxaase goolashiisa oo dhan been ka dhigay gool haye Ceser oo ka bad baadiyay kubbado badan.

Adel Traabt ayaa ah ninka ugu dhaq dhaqaaqa badan dhanka QPR waxaana isku day fiican ka bad baadiyay gool haye Joe Hart .

Ciyaartii ayaa ku soo idlaatay 0-0 waxaana ay tan dan ugu jirtaa Man United oo la ciyaari doonta Southampton.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Man City oo Taako kala kulantay QPR”

  1. QABIIRKA KUBADA

    man city steel rajo wey leedaxay united waa lagoosan karaa
    man city guul tevez

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale