1: Thursday, December 13, 2012 - 11:31:39
2: 55 Jeer.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo diiday inuu qilaaf kala dhaxeeyo Kenya

Waxaa Qoray:


Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dhinacyo badan taabanaya Siinayey Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay inaysan jirin Khilaaf u dhexeeya Iyaga iyo Dowlada Kenya xili hadal haynta ku saleysan mudooyinkii ugu danbeeyey leysla dhex marayey.

Sidoo kale Maxweyne Xasan ayaa su’aalihii la weydiiyey Waxa ka mid ahaa hadii ay jirto kala aragti duwanaasho ku aadan Maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka waxana uu sheegay in gobolada Jubooyinka ay ka mid yihiin gobolada Soomaaliya Maamulkoodana ay Sameyneyso Dowlada Soomaaliya laakiin IGAD iyo Kenya ay qeyb ka qaadan karaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa wax laga weydiiyey Isbaarooyinkii laga qaaday Muqdisho iyo sida laga yeelayo dadkii ay u taalay isagoona sheegay in dhaqan Celin loo Sameynayo dhalinyarada Caadeysatay Arimahaasi

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale