1: Wednesday, December 12, 2012 - 08:45:10
2: 204 Jeer.

Macalinka iyo ciyaariyahanka bisha ee Premier League oo lagu dhawaqay

Waxaa Qoray:


Macalinka kooxda West Brom Steve Clarke ayaa loo mgacaabay macalinkii ugu fiicnaa bishii November horyaalk Premier League.

49 jirkaan u dhashay dalka Scotland ayaa noqday maclinkii labaad ee layliya kooxda Baggies ee ku guuleeysta abaalmarintaan , tan iyo Roberto Di Matteo oo ku guulestay baal marintaan bishii September 2010.

Clarke aya ku hogamiayay afar guul oo xariir ah bsihii la soo dhafaay tasoo ka dhigtay marki ugu horeysay oo sidaas ay sameyso kooxda West Brom horyaalka Premier League.

Sidoo kale laacibka kooxda Everton Marouane Fellaini ayaa isna ku guuleystay abalmarinta laacibka bisha markii uu afar gool dhaliyay bsihii la soo dhafay ee November.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale