Waxaa la aqristay: 214 Jeer.
Ximan iyo Xeeb oo ka hor yimid Midowga Ahlu Sunna iyo Galmudug
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa qaadacay hadalkii Shalay ka soo baxay Maamuladda Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca ee ku aadanaa in ay Mudoobayaan Maamuladaasi, iyagoo sheegay in hal maamul ay u samayn doonaan gobollada Dhexe ee Soomaaliya.
Maxamed Nuur Hagafeey Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in arrinkaasi uu yahay mid aan soconaynin in hal maamul ay ku midoobaan Galmudug iyo Ahlu Sunna ayna ka sameeyaan Gobolladda dhexe Maamul u gaar ah.
Mr. Hagafeey ayaa sidoo kale arrinkaasi ku tilmamaay inay tahay wax lagu quslo in Maamuladaasi oo midoobay ay Maamul u sameeyaan goboladda Dhexe, islamarkaan ay ka madaxbanaan yihin ka maamul ahaan Ximan iyo Xeeb.
Ugu dambeytii Hagfeey ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu haatan ka dhex jiro khilaaf ba’an ayna habboon tahay in marka hore ay soo xaliyaan khilaafka ka dhex jira Maamulkooda.
Shalay ayey ahayd markii uu soo baxay war heeshay inay midoobayaan labada maamul ee Ahlu Sunna iyo Galmudug oo ka mid ah maamullada ka jira gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

XIBN IYO XEEBTA ___IYO_ AHELUSANADA, LABADABA, WAX JIRA MAAHAN. HALA, BAABIYO, DAAQADII ALSHABAAB LAGALA BAXAY HALAGA BIXIYO IYO GANA , ANIGA SAAS AAYANQ ABAA, WAAYO WAA WAXAAN WAXA DALKA SIYAASADIISA KA, DHISMI LA, AHAADAY, DHAMAAN URADA IYO XISBIYADA AAN TAARIKADA LAHAY OODHAN WAA IN LAGA MAMNUUCAAA DALKA, OO CUNO QABATEEYN LASAARAA, DAL IYO DIBADBA, IYAGA KALIYA MAAHANE MAAMUL SIIIIL STATE LABAXAY , HALA BURBURIO!
k.k.k.k waa siyaasad teyda kale xibin iyo xeeb guriga madaxdoyada u ah waxa ka weyn kana qurux badan kan igu yaalo warta nabada dadkan ey dhahayan saleyman wa dad isla weyn wax ka qab daran kana for xun malahan illah ma aburin
kkkkkkkkwaa wax lagu qoslo hadii ad la yaab teen wax qabadka maa mulka xumin iyo xeeb maha inaa ku hadaqdaan waxaa rabtaan waa hal ka maamul oo ka jira gobolada dhexe galmudug iyo suufi dan baa ini kugu jirta xumin iyo xeeb wax aad kasameen kartaan malaha maseerku waa fiican yahay lkn si qalada hadii uu kuuu galo waa dhib