1: Wednesday, December 5, 2012 - 16:03:20
2: 354 Jeer.

Ma hubtaa in uu caawa Messi jabin doono rikoorkii Gerd Müller ?

Waxaa Qoray:


Laacibka kooxda Barcelona Messi ayaan caawa sina u seegi doonin line up-ka kulanka Benfica ee caawa tasoo la saadalinaayo in uu gool ka dhalin karo kulankan uuna dhafsiin karo rikoorkii gool dhalinta ee uu hal sano dhiagay Gerd Müller sanadkii 1972.

Vilanova ayaa ku soo daray Messi 18 –ka ciyaaryahan ee ka hor tagi doonta kooxda ka dhisan Portugul ee Benfica tartanka Champions League caawa.

Laacibka xulka Argentine ayaa ubaahan hal gool si uu udhaliyo goolkiisii 85 aad ee sanadkaan waxaana uu jabin doonaa rikoorkii Gerd Müller ee sanadkii 1972. .

Waxaa la nasiin doono dhoor ciyarayahno oo waa weyn waxaan la ciyaar siin doono ciyaaryahno da yar oo ay ka mid yihiin Sergi Gómez, Sergi Roberto, Rafinha, Deulofeu, Tello iyo Planas kuwasoo qeeb ka ah ciyaarta cawa .

Hadaba Ma hubtaa in uu caawa Messi jibin doono rkoorkii Gerd Müller ?

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale