HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 09:30:54
Waxaa la aqristay: 238 Jeer.

Lukas Podolski oo ka maqnaan doona kulanka Arsenal iyo West Brom.

Waxaa Qoray:


Wenger iyo kooxdiisa ayaa mar qura dareemay niyad jab weyn kadib marki la sheegay in uu dhaawac soo gaaray laacibka xulka Germany Lukas Podolski .

Sida ay qortay jariirada The Sun laacibka lugta bidix ku ciyaara ayaa seegi doona ciyaarta ay The Gunners ay bari la ciyaari doonto kooxda West Brom.

Tababare Arsene Wenger ayaa uxaqiijiyay saxaafada in laacibkaan uu dhaawac fudud qabo waxaana uu sheegay in uu rajeynaayo in uu durbo soo laabto.

“Podolski waa uu dhaawcan yahay waxaa uu qabaa dhaawac fudud ,waxaa uu naga maqnaan doonaa kulanka bari ee West Brom ayuu Wenger usheegay The Sun.

“Waan ogahay in aan kaliidano xaga weerarka mana ku farxin fariinntaan laakin waxaan rajeynaaya in uu durba soo laabto ayuu hadalkiisa ku daray.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale