HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 20, 2013 - 20:09:27
Waxaa la aqristay: 221 Jeer.

Liverpool waxey ubahantahay labo ama sedax waji oo cusub sidaa waxaa yiri Gerrard

Waxaa Qoray:

Liverpool's captain Steven Gerrard shakes hands with new signing, Luis Suarez, after their English Premier League soccer match against Stoke City at Anfield in Liverpool
Steven Gerrard ayaa aminsan in kooxda Liverpool ay dhameystirmi doonto hadii ay la soo wareegto ugu yaraan labo ciyaarayahan oo cusub

Kooxda Llverpool ayaa 5-0 ku dharbaxday kooxda Norwich ciyaar xalay ka dhacaday Anfield , waxaana kooxda Reds ay mid ka mid ah goolasheeda uga mahad celisay ciyaaryahanka ugu fadhiyo £12 million ee Daniel Sturridge oo uyimid bishan.

“Guud ahaan waxaan u bahanay ilaa iyo sedax ciyaaryahano oo cusub oo ah kuwa caan ah kuwaasoo kooxda cawin kara ayuu kabtan Gerrard usheegay jariirada The Mirror.

Liverpool ayaa boqan doonto kooxda Arsenal kulanka xiga ee Premier League ,waxaana uu Gerrard sheegay in ay guul rijeynayan.

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Liverpool waxey ubahantahay labo ama sedax waji oo cusub sidaa waxaa yiri Gerrard”

  1. Y W N W A

    Asc dhammaan hadaan fikirkayga ka hadlo liv-pool waxay u bahaantahay seddex cyaaryahay daafaca B.dortmod m.hummels,cyaryahanka garabka uga cyara a.madrid a.turan iyo cyaryahanka qadka dhexe e koxda roma d.derossi

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale