1: Wednesday, January 2, 2013 - 20:22:31
2: 405 Jeer.

Liverpool oo rasmi ula wareegtay Daniel Sturridge iyadoo la soo bandhigay

Waxaa Qoray:

sturdiue
Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ushaacisay in ay la soo wareegtay xidigii weerarka ee kooxda Chelsea Daniel Sturridge.

Reds ayaa xidigaan ku soo qaadatay aduun dhan £12milion kaas oo saxiixay heshiis waqti dheer ah waxaana lagu doonsiiyay nambarka 15 aad ee kooxda Liverpool.

Laacibkaan ayaa lagu soo bandhigay xerada tababarka ee Melwood waxaana uu awoodi doonaa in uu uciyaaro kulanka FA-ga .

“Aadbaan ugu faraxsanahay in aan ku soo biiro Liverpool waana ii sharaf in aan idiin ciyaaro ayuu usheegay Sturridge webka kooxdiisa cusub

Sign here, please: Sturridge shakes hands with Liverpool managing director Ian Ayre after completing the dealWelcome to Anfield: Sturridge takes a look around the famous stadium after joining Liverpool

'Happy and humbled': Sturridge said he was delighted to be joining Liverpool

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale