1: Sunday, February 3, 2013 - 09:39:12
2: 3,005 Jeer.

LAYAABKA DUNIDDA: Waligaa ma aragtay nin lagu dilay in kabadan 15-Mindi!!!

Waxaa Qoray:

gggg

Arintaani oo ah mid laga soo xigtay Wargeys laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa sheegaya in ninkaani oo u dhashay dalka Masar la dilay xili uu cabsanaa Qamri islamarkaana sida la sheegay uu gogol dhaaf sameeyay .

Muxsin Caadif oo ah ninka lagu dilay Mindiyada ama Tooreyada oo kunoola dalka Jarmalka ayaa iminka lasoo warinaaya in arintiisa loo gudbiyay maxkamad si raggii dilay looga abaal mariyo dhiiga ay geesten

Si kastaba ha ahaatee Muxsin oo ahaa nin Cabsan ayaa gogol dhaafay nin Xaaskiisa ka maqnaa waxa ayna arintaasi sababtay in ninkaasi uu adeegsado dhalinyaro badan oo ay saaxiibo yihiin kadibna meel fagaara ah oo lagu cabo qamriga ay ku dileen Muxsin

Dilka Muxsin ayaa waxa uu kadambeeyay kadib markii xadgudub uu ku sameeyay Marwo uu Zeygeeda ka maqnaa taasoo tusaale u ahaaneysa ragga gogol dhaafa dumarka la qabo.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale