Waxaa la aqristay: 768 Jeer.
LAYAABKA DUNIDDA: Ragga lagu beero uurka oo calamka kusoo badanaaya!!!
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Waxaa Caalamka kusoo badanaaya Ragga lagu beero uurka, waxaana soo baxay Hay’ad daryeesha Raggaasi si ay usii gutaan Howlahooda ku aadan dhanka leysku ekeysiinaayo dumarka
Ragga inta badan lagu beero uurka ayaa waxaa ay u badanyihiin dalalka kala ah Shiinaha,Kuuriya,Filibiin iyo dalal kale oo iyaguna ku abtirsada Qaaradda Yurub
Arintaani ayaa layaab ku noqotay dadka muslimiinta ah waxa ayna ficilkaasi ku tilmaameen mid lagu bedelaayo abuurista Eebe
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨












Ani waxan dhihi laha arin ma’ahan mid jirta dadkana yanan lamarin hababinin walalaha somalidamantana waxan ka codsani lahaa in aysan waxaan & wax lamid ah bahinin
Marka koowaad asc waxaan wax fiican ma aha ku sameeyay ha ku dhacda care ilaahay waa ku dhaqan xun waxaan ka codsanaya walaalaha soomaalida maanta in waxaan okale aan labaahinin
Asc walal waxaa si waxa jiro mahan ee isk dhafa
kuwani waa dadkii naarta ee walalaha somalidamanta waxan ushegayaah in aysan soqadan waxan ookale wayo waa wax aad uxun marka dadbaa ku kadsomaya dambigana waxa iska leh ninkii soo bahiyay
Inaa lilaah waa inaa ilaahi raajicuun war waxad shegaysan waa maxay ilaah ka baqa abuurista alle ha fargashanina waxad qoraysan dadka ayad luminaysa
Waxaa idin sheegaa soomaalidamaanta waxaa tihiin beenala yaal oo ilaahey ka furatay dad ka duleyneysaan intaa ku akag tay nin uur leh waxaan u malenaa inaa tihii laba labuuf