Waxaa la aqristay: 837 Jeer.
LAYAABKA DUNIDDA: Nin Mucjisa ah oo ka yaabsaday boqolaal qof oo xilligaasi maraayay wadada !!
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi

Ninkaani oo u dhshay dalka Shiinaha ayaa ka yaabsaday Boqolaal Ruux oo iyagu maraayay wadada kadib markii ay arkeen nin watay Baaskiil oo si cajiib ah u wadaayay baaskiilka, Ninkaasi oo lagu sheegay magaciisa Jaam istam ayaa isagu Baaskiilka ku waday Gacmada kadibna madaxa hoos marsaday
Jaam istaam waxaa gacanta ku dhigay Booliska wadooyinka iyaga oona sheegay in ninkaasi lagu magacaabo Jaamistaam uu sababi karo in uu dhaco shir gaari inta ay darawalada ku mashquulsan yihiin Jaam istaam oo xiligaasi maraayay wadada geeskeeda
Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in Jaam istaam uu sanad kahor sababay inay isku dhacaan gawaari badan iyaga oona arintaasi ku macneeyay in darawalada gaadiidka ay la cajiiben qaabka cusub ee uu Jaam istaam ku wadaayay Baaskiilka waxaana la dhigay Xabsi si ay xukuumadda go’aan uga gaarto Jaam
Si kastaba ha ahaatee Jaam istaam ayaa isagu lagu sheega inuu yahay ruux u dul-qaadan karo adkeysiga qaabka baaskiilka loo wadaayo waxa uuna sheegay Jaam istaam in uu bartay baaskiilka qaabka loo wado islamarkaana uu yaraanta ku sameyn jiray.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

ZbMuQr Appreciate you sharing, great article.Really looking forward to read more.
Kkkkkk waaa yaaab