1: Sunday, February 3, 2013 - 09:32:08
2: 402 Jeer.

LAYAABKA DUNIDDA:- Haweeney Jaceylkeeda Gooracday kadibna meydkiisa qarisay!!!

Waxaa Qoray:

hhh

Qisadaani waxa ay ka dhacday Dalka Sudan gaar ahaan Magaaladda ‘’KASALA’’ kadib markii Haweeney ay gooracday nin iyada saaxiib la’ahaa

Wiilka la gooracay oo lagu magacaabi jiray ‘’Cawad Mucaad’’ ayaa in mudda ah isku waday laba gabar oo saaxiibo ah waxaan arinkaasi xiligii dambe fahmay mid kamid ah gabdhaha uu shukaansado in cawad uu saaxiib la yahay saaxiibteeda. Meydka Cawad ayaa lagu qariyay hooyga Haweyneedii uu saaxiibka la’ahaa waxaa arinta Meydkaasi inuu guriga ku jiro laga war helay Saddax maalin kadib

Si kastaba ha ahaatee Qadiyada Marxuumkii Jaceylka sababsaday ee Cawad ayaa laga furay Maxkamada dambiyada Magaaladda Kasala mana cadda halka ay saldhigan doonto Qadiyada Marxuumka Jaceylka.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale