Waxaa la aqristay: 74 Jeer.
Laurent Blanc oo ku wajahan AS Roma
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"

Maclinkii hore ee xulka France Laurent Blanc ayaa lagu wada in uu ka badalo Zdenek Zeman shaqada macalinimo ee kooxda AS Roma.
Macalimiinta kala ah Marco Giampaolo, Alberto Malesani, Christian Panucci, Carlos Zago iyo Alberto De Rossi ayaa dhamntooda lala xiriirinaya shaqada kooxdaan .
Wararka ka imanayo dalka talyaniga ayaa ku soo waramaya in 47jirkan uu bartilmamadedka koowada u yahay kooxda Giallorossi.
Laacibkii hore ee kooxda Manchester United Laurent Blanc ayaa baago muudo ahaa tan iyo markii uu ka tagay shaqada macalinimo ee xulka France .
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
THIS IS UNBELIEVABLE…
Mr. Johnson grew 4 inches almost overnight!! PROOF=> http://jjobshongkong.com/…