Waxaa la aqristay: 931 Jeer.
Kulanka Chelsea iyo Monterrey oo loogu baroor diiqi doono fanaanadii Jenni Rivera DAAWO SAWIRADA
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Kooxda yurub ma taleysa ee Chelsea ayaa ka hor tagi doonta kooxda reer Maxico ee Monterrey Semi Final-ka koobka kooxaha aduunka ee Club world Cup oo ka socda Japan.
Iyadoo isku diyaarineysa in ay Chelsea la ciyaarto ayaa hadana waxaa la filayaa in kooxda ka dhisan magaalada dhanka waqooyi kaga beegan caassimada Meixico in ay baroor diiqaan gabar heesaa caan aheyd oo dhimatay .
Sida ay Qortay Daily Mail Kooxda ka timada magaaada Nuevo León ayaa ubaroor diiqi doontaa gabadhii heesaga weyn aheyd ee Jenni Rivera oo shil ku dhimatay.










Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨



