HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, December 13, 2012 - 15:17:24
Waxaa la aqristay: 38 Jeer.

Kulan dhaxmaray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo guddoomiyaha baarlamanka Jabuuti “Warsaxaafadeed”

Waxaa Qoray:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyo gudomiyiha golaha baarlamaanka dalka jabuuti Md Idiris Cali iyo mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta kulan Ku kulmay xarunta madaxtooyadda Villa Soomaliya ee magaaladda muqdisho.

Kulankaasi ayaa waxaa kaloo kaas ka qeyb galay Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Professor Maxamed Sheekh Cusman Jawaari iyo mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliyo,waxaa kale oo goob joog ka ahaa Safiirka Jabuuti Mudane Dayib Dubad Rooble.iyo Xubnno kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay wafdiga Villa Soomaaliya kuna wargeliyay in aysan Soomaliya marti ku aheyn oo ay tahay dalkoodii. Labaad ” dadka dhex gala waa dadkiinii la hadla” saasna waxaa yiri Madaxwenha Soomaaliya markii u la hadlayay wafdiga ka socday dawladda Jabuuti.

Madaxweynaha iyo gudoomiyaha oo kulankaasi kagawada hadlay arimo badan oo la xiriira sii xoojinta iyo iskaashiga walaalnimo ee ka dhaxeeya labadda dawladood labadda shacbi iyo labadda dal waxaana ay si qotodheer uga hadleen arimo badan oo saameeya labadda dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha ayaa aad u amaanay safarkii uu ku tagay dalka Jabuuti kana dhawaajiyay in ay wada shaqeeyn doonan labada dal.iyo labadda iyo labadda shacbi

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale