HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 20, 2013 - 03:20:57
Waxaa la aqristay: 2,871 Jeer.

Ku baro Luuqada Swedishka SFI xagga internet-ka si lacag la’aan ah. DAAWO VIDEO

Waxaa Qoray:

sfi
Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro, Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden meel kastoo ay ka joogaan waxaa loogu bishaaraynayaa in loo hayo waxbarasho luuqada Swedishka oo lacag la’aan ah adigoo waliba jooga gurigaaga, waxaa gacanta lagaa saari doonaa shaahado ka turjumaysa inaad luuqada baratay marka kooraska uu ku dhamaado. Sidee ayaad hadaba ku heli kartaa? Waa ay fududahay!!!

“Ku baro SFI xagga internet-ka”

Codsigaaga u dir sfi@mkfc.se ama leila@mkfc.se ama wac tel.0709 655 820
Waa billaash ama lacag la’ aan waxaadna ku baran kartaa meeshaad rabto, gurigaaga, saacadaad rabto iwm.
Waxa kaliya lagaa rabo waa inaad heysato meel aad internetka ka gasho Data (Computer) iyo internet.
Ha moogaanin fursadan oo aad ka heleyso MKFC Stockholm folkhögskola.

Codsigaaga u dir sfi@mkfc.se
1.Förnamn 2.Efternamn (Magacaaga oo sedexan)
3.Personummer 4.Tel/mobile (Tobankaaga Number)
5. Modersmål 6. Adress
7.Postnummer 8. Ort
9- E-mail (Obs! e-mailkaaga ha noqdo mid sax ah si lagaala soo xiriiro.

Fiiro Gaar ah: Hadii aad koorsadaan ka qalin jabisid waxaad helaysaa shahaado SFI ah.

HADII AY KUGU ADKAATO XIRIIRKA AAN KOR KUSOO XUSNAY WAXAAD KALOO LA SOO XIRIIRI KARTAA MAAMULKA SHABAKADA SOOMAALIDAMAANTA SI AY SHARAXAAD DHEERI AH KAAGA SIISO.

EMAIL: soomaalidamaanta@live.com ama
soomaalidamaanta@hotmail.co.uk

sfi-215x300

DAAWO VIDEO:

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale