HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 08:40:50
Waxaa la aqristay: 219 Jeer.

Koobka qaramada yurub oo dhowr magaalo ay marti galin doonto

Waxaa Qoray:


Hindisihii madaxweynaha xiriirka qaarada yurub ee UEFA Michel Platini ayaa umuuqda mid sidiisii udhaqan galay markii ay UEFA ku dhawaqday in magaalooyin badan ay marti galin doonaan koobka qaramada yurub .

Inkastoo ay France marti galin doonto Euro 2016 ayaa waxaa golaha sare ee xiriirka qaarada yurub ee UEFA ay go,aamiyeen in 2020-ka ay koobkan marti galin doonan dhowr magaalo oo reer yurub ah.

War murtiyeed ay soo saartay UEFA manta ayaa lagu sheegay in loogu talo galay qorshahan in magaalooyinka soo koraya ee qaarada yurub ay fursad uhelaan in ay wax ka marti galiyaan koobkan oo waqtigaas 60 jir noqon doona.

“Micnuhu waa in ay magaalooyinka yar yar ee yurub damaashaadaan oo ay xaq uyeeshaan in ay magaalooyinkooda faraxad ka dhacdo ayaa lagu yiri bayaanka.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale