HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, March 9, 2013 - 08:17:16
Waxaa la aqristay: 314 Jeer.

Khilaaf ka dhex taagan Ciidamadda Dowladda ee ka baxay Gedo.

Waxaa Qoray:

 
 
Iyadoo maalmahaani ay Jireen Khilaafyo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda Somalia kaasi oo salka ku haaya howlgalkii ay u aadeen Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Warfaa Sheekh Aadan oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Gedo.

 
Warfaa Sheekh Aadan ayaa sheegay in ujeedka Ciidankaan ay u tageen Kismaayo ay tahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen xasilinta ammaanka Kismaayo, Balse laga sameeyay warar aan sal iyo baar ku lahey howlgalkooda Kismaayo.

Wuxuu sheegay Warfaa in ciidamada Raaskaambooni aysan ahayn ciidan qalabeysan sidoo kalena aysan laheyn tababar buuxa oo ku aadan hanaanka nabadgalyada ciidanka, hayeeshe ay u dhisan yihiin qaab qabiil ah, sidaa waxaa yiri Warfaa Sheekh Aadan oo ka hadlaayay dhaleecenta Ciidamadda Dowladda.

Sidoo kale, Arrinta Ciidanka ayaa waxaa ka hadlay Xildhibaan Cabdirashiid Xidig wuxuu sheegay in ciidanka tagay Kismaayo ay yihiin kuwa dhibaato usoo saa’idin kara Shacabka Magaaladda kismaayo waxa uuna sheegay Xildhibaanka in Ciidamadda ay dhibaato mooye dheef aysan usoo kordhineyn ciidankaan.

 
Si kastaba ha ahaatee, qaar ka tirsan Xildhibaanadda Dowladda Somalia ee ka soo jeeda Kismaaya ayaa si dadban iyo daahsanba ula saftay Maamulka Kismaayo waxa ayna dhaliilo u soo jeedinaayan Xukuumadda Somalia hayeeshe Xukuumadda ayaa iyaduna dhag jalaq usiin Shaqsiyaadka hab qabiil ula safto reeraha ay ka soo jeedan.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

2 Comments for “Khilaaf ka dhex taagan Ciidamadda Dowladda ee ka baxay Gedo.”

  1. Somali.boy

    A.s.c.wr.wbr. Salaan kadib midkaan GEELE labaxay adiga maxaa kaaga galay dadka rer soomaaliya ayagaa isyaqaano lkn adiga oo fooran ah inaad somaliya waxa kajiro kahadasho maba ahan oo waxaa tahay doqon la.adoonsado oo waxba ogeeyn taas waxaa cadeen u ah hadalkaaga iyo sida aad wax uqoreeyso inaadan aheeyn dadka rer somaliya ah marka waxaad rabtaa dadka rer somaliya oo xuriyada heesto inlagumeesto oo keenya oo xabasho jingili ah adoonsato sida adiga camal marka dadkaan yeeli maayan adoonsi ee katag meesha doqonyahay aan waxba ogeeyn

  2. Geele

    Kismanyo absame ayaa leh Hawiye iyo kabahooda mareexaan waa la afuufi Hasan dhuxuloow markuu dawlidnamdii ku tuntay oo meeshii uu soomali horay u wadi lahaa kismanyo uun afkiisa laga yeedhsiiyay xildhibaanka maxaa u diiday inuudakiisa difaaco ma hawiye ayaa soo doortay mareexan waan ku wasaynaa hawiyana gaadhi dameerkiisii ayuu fuuli

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale