1: Wednesday, December 5, 2012 - 17:10:46
2: 64 Jeer.

Kenya oo ka cabsi qabta Al Shabab xili ay ku soo fooleeyihiin doorashooyinka

Waxaa Qoray:


Dowlada Kenya ayaa walaac xoog leh ka muujisay qatarta uga imaan karta Xarakada Al Shabab ee Somalia taas oo Kenya ay sheegtay in ay ka war heyso qorshe cusub oo ay doonayan in ay dhibaatooyin kaga geystaan Nairobi.

Mattew Iteera ioo ah afayeenka ciidamada booliska Kenya ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi, isagoo walaac badan ka muujiyyay amaanka dalka iyo weeraro kaga imaan kara Xoogaga Alshabab ee ka dagaalama Somalia.

Waxaa uu sheegay Afayeenka Booliiska Kenya in hada la joogo Doorashadii dalka, wuxuuna xusay inay jiraan hanjabaadyo badan oo kaga imaanaya Alshabaab, isagoo sheegay inay dhici karaan weeraradaasi.

Sarkaalkan u hadlay Kenya ayaa sheegay inay qabaan Dareen feejigan, kaasoo ay ku xaqiijinayaan amaanka dalka inta uu doorashada ku jiro iyo ka horba.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale