1: Friday, December 7, 2012 - 09:44:56
2: 110 Jeer.

Kenya iyo Uganda oo usoo baxay Final-ka Cecafa Cup

Waxaa Qoray:


Wadamada Kenya iyo Uganda ayaa isugu soo baxay Final-ka koobka bariga iyo bartamaha Africa oo ka socda Uganda .

Kenya ayaa gool ku laad ku soo dhaaftay Zanzibar markii waqtigii caadiga ah ee ciyaarta uu ku dhamaaday 2-2 ,waxaana wiilasha Harambee ay udabaal dageen guul taariiq ah marki ay ku adkaadeen 4-2 rigoorayaal ah.

Dhan kale wadanka difaacanaya koobkan ee Uganda ayaa soo gaaray Final-ka markii ay xaaqeen wadanka lagu magacabo Tanzania waxaana ay kaga adkaadeen 3-0.waxaana labo ka mid ah goolasha dhaliyay Robert Ssentong

Harambee iyo Cranes ama Kenya iyo Uganda qofba sida uu uyaqaano ayaa bari ciyaari doona Final-ka Cecafa Senior Challenge Cup.

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale