HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Sunday, February 3, 2013 - 13:59:29
Waxaa la aqristay: 1,737 Jeer.

Kareena Kapoor oo ka walaacsan shumiska Emran Hashmi

Waxaa Qoray:

kareena and Emran
Atarishada sare ee wadanka India Kareena Kapoor ayaa dood ka keentay filim loogu daray boqorka baashida ee Bollywood-ka Emran Hashmi,kaas oo sawirkiisa dhowaan la sameyn doono.

Filim-kaan oo soo bixi doona sanadkaan kaas oo la yiraahdo Balaji-Dharma waxaa si wadajir ah usameeyay Karan Johar iyo Ekta Kapoor ,waxaana wada jili doona Kareena Kapoor iyo Emran Hashmi.

Laakin Kareena ayaa udhow in ay diido filim-kaan kadib markii ay majalada The times of india usheegtay in aaney ubaahneyn qaabka uu dumarka ula dhaqo Emran Hashmi.

Girish Johar oo ka mid ah dadka wax ka jili doona filimkaan ayaa sheegay in Kareena ay naxdin ka qaaday magaca Emran ,ayna ka baqaneyso qaabka uu udhankan doono .

Lama oga waxa ay Kareena go,aansadoonto laakiin waxaa ku adag in ay diido filim uu leeyahay Karan Johar weyna ku adagtahay dhuuqmada Emran Hashmi.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale