1: Thursday, January 3, 2013 - 22:05:23
2: 56 Jeer.

Juventus oo rasmi ula wareegtay Peluso

Waxaa Qoray:

puluso
Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah ushaacisay in ay lasoo wareegtay daafaca kooxda Atalanta Federico Peluso kaas oo ay ku soo qaateen amah mudo lix bilood ah .

28 jirkaan ayaa gaaray magaalada Turin waxaana ugu ku baasay tijaabada caafimaadka waxaana uu noqday xidigii ugu horeeyay ee kooxda Juve soo iibsato sanadka cusub.

Sida ay warbixintu sheegeyso kooxda Juventus ayaa kooxda Atalanta siisay €1.5 million waxaana hadii uu cajabiyo ay ku soo iibsan doonaan €3.5m

“Waxaan aad ugu faraxsanahay waxa dhacay waana riyo run isku badashay ,waxaana u arkaa in ay wax walba wanaagsan yihiin ayuu Federico Peluso usheegay webka kooxdiisa cusub.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale