HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 19:41:25
Waxaa la aqristay: 255 Jeer.

Jonh Terry oo seegi doona Club World Cup

Waxaa Qoray:


Chelsea ayaa weyn doonta kabtankeeda muhiimka ah Jonh Terry kadib markii la sheegay in laacibkaan uu dhawac ka qabo jilibka ,waxaana uu seegi doonaa tartanka koobka kooxaha aduunka ee Club World Cup ,kaas oo waqti walba ka dhaca Japan.

Kooxda heysta Champions League ee Chelsea ayaa ka maqnaan doonta Premier League mudo 11 maalmood ah si ay uga qeyb gasho koobkan .

Kabtanka Terry ayaa la filayaa in uu garoomada ka maqnaado mudo sadex Todobaada ah kadib dhaawicii bishii November..

John Terry ayaa ku dhaawacmay ciyaar ay Chelsea kaga hor jeeday kooxda Liverpool oo ku dhamatay 1-1.

Kooxda Tababare Benitez ayaa bari wajihi doonta Sunderland waxaana kadib ay usafri doontaa ee wadanka Japan si ay uga qeyb gasho Club World Cup.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale