HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Saturday, February 23, 2013 - 09:06:01
Waxaa la aqristay: 276 Jeer.

John Terry “waan garaci karnaa City waana ku dhameysan karnaa booska labaad”

Waxaa Qoray:

tery goKabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa sheegay in kooxdiisa ay ku dhameysan karto booska labaad ee horyaalka ayna garaaci doonaan Manchester City ,madaama ay usoo laabteen Victor Moses iyo John Obi Mikel.

The Blues ayaa usafri doonta wiilasha Mancini Axada xili labada koox uu udhaxeeyo farqi 4 dhibcood ah waxaana Terry uu ku adkeystay in ay guul ka soo qaadi doonaan Etihad Stadium.

“Waxan la kulanay xoogaa dhibaatooyin ah xagaagan ,laakin hada wan awoodaa in aan ku dhameysano booska labaad ayuu Terry usheegay Fulham Chronicle.

“Hadii aan saree uqaadno awoodeena 15-20% Axada,waan hubaa in aan daadka raacsiin doono City.

“Awooda City ma iloobin laakin waxaa ii muuqda in ay soo laabteen dhaman xidigaheena waxaana leenahay fursada ugu badan ee kulanka Axada ayuu hadalkiisa ku daray 32 jirka hogaamiya Chelsea .

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale