HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, January 3, 2013 - 18:16:04
Waxaa la aqristay: 157 Jeer.

Joe Cole oo si rasmi ah ugu biiray West Ham

Waxaa Qoray:

colewes
Kooxda West Ham ayaa si rasmi ah ula wareegtay xidigii kooxda Liverpool Joe Cole

Laacibkii hore ee kooxda West Ham ayaa markale dib ugu soo laabtay garoonka Upton Park oo aheyd halkii uu ka hana qaday heerkiisa banooni.

Sida ay goordhow shaacisay talkSPORT laacibkaan ayaa qalinka ku duugay heshiis labo sano iyo bar ah waxaana uu asbuucii ka qaadan doonaa kooxda Hammers lagu naaneyso £30,000.

31 jirkaan ayaa tan iyo markii uu ka tagay kooxda West Ham wuxuu usoo ciyaaray kooxaha Chelsea ,Lille iyo Liverpool.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale