HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Wednesday, December 5, 2012 - 06:27:25
Waxaa la aqristay: 2,063 Jeer.

Javier Hernández Muslim mise Kirishtaan?

Waxaa Qoray:


Weeraryahanka reer Mexico ee u ciyaara kooxda Man Utd Javier Hernández (Chicharito) ayaa sida lagu faafiyay Internet-ka wuxuu ka hadlay aragtidiisa ku aadan nabigeenna Muxamed (NNKH) oo uu weliba hadal wanaagsan ka sheegay jeer ay galbeedka kusoo badanayeen dadka magaca ku raadiya aflagaadaynta iyo meel ka dhaca lagu sameeyo nabigeenna suuban (NNKH)

Chicharito ayaa bogiisa Twitter-ka kusoo qoray sidatan: #Chicharito #CNN News: “Muslim maahi, balse aad baan ula dhacsanahay ama ugu riyaaqaa nabi Muxamed (NNKH) iyo Islaamka” #MUFC #GGMU -http://twitter.com/Mad2Pac…

Sida uu u dhignaa qoraalka Twitter-ka ayay la yaab ahayd inuu Chicharito magaca nabiga raaciyo S.A.W oo la mid SALLALLAAHU CALAYHI WASALLAM oo ah duco waajib ku ah qof kasta oo Islaam ah oo maqla magaca nabigeenna Muxamed lamase oga waxa ku dhaliyay fikraddan wiilka reer Mexico iyo inuu Ilaahay hanuunkii lasoo doonay iyo in kale.

Allaahu AKBAR……….

Waxaa Qoray
Maxamed Xaaji

 

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

29 Comments for “Javier Hernández Muslim mise Kirishtaan?”

  1. Real superb visual appeal on this internet site , I’d value it 10 10.

  2. Waze is eventually having their own social networking?

  3. It all depends on those keywords. However, the effectiveness of this is the only way to bring in traffic. The robot is not in depth. {||||

  4. Have you ever thought about adding a little bit more than just your articles? I mean, what you say is fundamental and everything. However think of if you added some great images or videos to give your posts more, “pop”! Your content is excellent but with images and clips, this website could certainly be one of the greatest in its field. Amazing blog!

  5. I value your blog article.Really looking forward to read more. Great.

  6. I am curious to find out what blog platform you happen to be using? I’m having some minor security problems with my latest website and I’d like to find something more safe. Do you have any suggestions?

  7. I really appreciate this post. I¡¦ve been looking everywhere for this! Thank goodness I found it on Bing. You have made my day! Thank you again

  8. Hello. splendid job. I did not anticipate this. This is a splendid story. Thanks!

  9. Very interesting topic , appreciate it for putting up.

  10. One other bidders are crowd sufficient to set-up excitment.

  11. “Why aren’t you running a flotilla to Syria right now? ” nBecause the Syrians aren’t Israeli. They aren’t even Jews.

  12. forty individuals that function with all with the services Oasis provides, and he is a really busy guy, he

  13. I totally agree that a number of the terms used in recipes leave you baffled .Your website explains almost everything in layman’s terms. quick to go through and quick to follow instructions..Terrific perform!!!!

  14. Mohamed sidow

    Aloooow so hanuuuuuuuunin hernandez insha allah amiiiiiin amiiiiin ya rabi

  15. This articles helps me more.Thanks for your sharing,I will pay more attentions to your blog. Looking forward to your better and better articles.See you next time.

  16. albeene

    Alla caloosha ,Allow adigaa waaxid ah Allow soo hanuuni oo ka dhig mid diinta u adeega.

  17. Zakariye

    Insha allah allaha soo hanuuniyo ayaan leyahay musliminta

  18. sharmarke

    illah hasoo hanuuniyo xaqane allaha tusiyo

  19. Moha

    MashaALLAH ilaahow soo hanuunni hernandez iyo kuwa kaleba amn amn amn amiiiiiiiiiiiiiiiin ALLAHU AKBAR

  20. Tiyeglow

    Xaqa allaaha ha tuso insha allaah

  21. pires

    ilaahoow soo hadee dhamaan inta islaamnida jecel ba

  22. ROONEY

    amiin amiin
    ilaahoow soo hanuuni , amiin
    manufc

  23. Siciid ciise

    Allow jiidka toosan tus aaaaaaaaamiiiiiiiiin aaaaaamiiiiiiiiiin

  24. xassan xaydar yare

    ilahay waxan oga bar yay naa inuu xaqa soo
    garan siiyo amiin aminn

  25. C/laahi_sandhooye

    Aamiin aamiin ALLA waynoow soo hanuuni “CHICHARITO”

  26. Gunners

    Anigane amin

  27. aadan axmed

    Alloooow soooooooo hanuuuuuuuni aaaaaaaaamiiiiiin aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin

  28. Salmaan

    Ilahey ha sohanuniyo aaaam

  29. Raagi

    Ilahy has0 han0ney0

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale