HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Thursday, January 24, 2013 - 16:37:37
Waxaa la aqristay: 565 Jeer.

Jack Wilshere “Waxaan bixinay jawaab lagu farxo”

Waxaa Qoray:

wilsher 393_33_preview
Kubbad sameeyaha kooxda Arsenal Jack Wilshere ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay jawaabtii ay ka bixiyeen guul darooyinkii is xig xigay ee Premier League .

Kooxda The Gunners ayaa xalay 5-1 ku dhaaftay kooxda West Ham waxaana uu Jack sheegay in ay aheyd jawaab ay taageerayaashu ku iloobi karaan guul darooyinka.

“Waxey aheyd mid lagu farxo dhamanteen waan ku qanacsaneen sida ay wax udhaceen ,waxaana noo riyaaqay taagerayasheena Emirates mudo ka dib”

“Waxaan ka bixinay jawaab culus guul darooyinkii Man City iyo Arsenal ayuu yiri Wilsher

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Jack Wilshere “Waxaan bixinay jawaab lagu farxo””

  1. guuleed yaasiin

    waaw waa ciyaariyahan mac quul eh jack cabtain ka mustaqbalka arsenal and agland

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale