HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Tuesday, January 29, 2013 - 18:40:44
Waxaa la aqristay: 402 Jeer.

Italy mise Argentina? labada wadan oo isku heysta ciyaariyahan Mauro Icardi  

Waxaa Qoray:

icerdi
Xiriirka kubada cagta ee wadanka Talyaaniga ayaa ku adkeystay in ciyaariyahan Mauro Icardi laga dhadhicin doono in uu u ciyaaro xulka Italy .

19 jirkaan ayaan wali u ciyaarin xulka Argentina, waxaana uu uciyaari karaa xulka Italy madaama uu heysto Italian passport.

Tababaraha xulka Azzuri Prandelli aya soo jeediyay in laacibkan dhalinta yar ee kooxda Sampdoria laga dhaa dhiciyo in uu uciyaaro Itay halkii uu ka aadi lahaa wadankiisa Argentina.

Talyaaniga ayaa rajo ka qaba weeraryahankan halka Argentina ayaa sheegtay iyaduna ubaahan tahay in ay diiwaan gashato laacibkaan uuna uciyaaro wadankaas.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Italy mise Argentina? labada wadan oo isku heysta ciyaariyahan Mauro Icardi  ”

  1. libaax

    soomaalidamanta miyad walantihiin goorma ayuu noqday icardi talyaani.
    talyaani oo dhan waxa u jooga labo sano ana waxad dhahadan spain iyo argentina maxa yeelay waxa u u soo xiyaaray barcelona asa goo 15 jir aha ayuu yimid spain

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale