Waxaa la aqristay: 768 Jeer.
Isku aadkii Europe League oo la sameeyay –Chelsea vs …
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Waxaa xalay soo idlaaday wareegii 32-da koox ee tartanka Europe League waxaana soo gudbay 16-koox oo qaarkood aan la fileyn .
Kooxaha Ajax ,Liverpool iyo Atteletico Madrid ayaa ka mid ah kooxaha waa weyn ee laga saaray koobkan ,iyadoo qaar ay ku hareen sharciga goolasha .
Kulanka ugu adag wareega 16-ka ee koobkan ayaa loo arkaa kulanka kooxaha Tottenham iyo Inter Milan kuwaas oo isku beegmay wareega 16-ka.
Kulanka kooxaha Stuttgart v Lazio iyo kulanka Steaua Bucharest v Chelsea ayaa iyaguna ku jira kulamada xiisaha leh ee koobka Europe League wareegiisa 16-ka.
Sidan hoose ayey isku aadeen 16-ka koox
Anzhi Makhachkala v Newcastle
Basle v Zenit St Petersburg
Benfica v Bordeaux
Levante v Rubin Kazan
Steaua Bucharest v Chelsea
Stuttgart v Lazio
Tottenham v Inter Milan
Viktoria Plzen v Fenerbahce
Matches to be played March 7 and 14
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨